Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2021

cali jeyte

Maamulka Gobolka Hiiraan oo baaq ka soo saaray Abaaraha ka jira Gobolka

24th December 2021 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan ayaa ka hadlay abaaro waxyeelo u gaystay dadka iyo duunyada oo kajira gobolka Hiiraan ee maamulka hirshabeelle. Gudoomiye Cali […]

bosaaso

Xaalada Magaalada Boosaaso oo Isbadal wayn laga dareemayo Maanta

24th December 2021 admin 0

Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa laga dareemayaa isbadal wayn kadib markii sadexdii maalin ee la soo dhaafay uu kasocday dagaal sababay qasaaro […]

iikraan

Qoyska Ikraam Tahaliil oo ka hadlay Cadaalada Gabadhooda

24th December 2021 admin 0

Qoyska ikraan Tahliil oo ujawaabay Xeer ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka ayaa Yiri, Xeer Ilaaliyaha dambi kama Tirikaro qof dambiilo ah Mana Lahan awood uu ku […]

Doorasho

Jubbaland oo shaacisay waqtiga la qabanayo doorashada lix kursi

24th December 2021 admin 0

Guddiga Hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed  ee Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda oo ah xilliga la qabanayo. Kuraasta ay Jubbaland […]

ugaasmaxamed

Daawo:Ugaas Maxamed iyo Dhaqanka Beesha Mareexaan ayaa baaq kasoo saaray dagaalka Boosaaso

23rd December 2021 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo ay Wehlinayaan Odayaasha Dhaqanka Beelaha Sade oo caawa shir Jaraa’id ku Qabtay Dagmada Balanballe ee Gobalka Galgaduud ayaa baaq ka […]

wasiir

Daawo:Wasiir Dubbe oo ka warbixiyey waxyaalihii looga hadlay shirkii wasiirada

23rd December 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin amniga dalka, […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga Ka Jaray Xarunta Urur Goboleedka IGAD ee la Socodka Cimilada

23rd December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Xoghaya Guud ee urur Gobaleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa magaalada Muqdisho xarrigga kaga […]

laftagareen

Wasiiradda Koofur Galbeed oo Ansaxiyey Miisaniyadb 30 Milyan ah

23rd December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Maanta lagu Ansaxiyey Miisaniyada […]

deni

Maamulka Deni oo war kasoo Saaray xiisadda Boosaaso

23rd December 2021 admin 0

War-qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay dagaalka ka socda Magaalada Magaalada Boosaaso xarunta Gobolka Bari kaas oo sababay qasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac […]

Farmaajo

Sawiro:Kulan Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo maamulka gobolka Banaadir iyo laamaha ammaanka

23rd December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda, Guddoomiyeyaasha iyo […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo ayaa ku baaqay in si dag daga loo joojiyo dagaalka Boosaaso

22nd December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa uu ka tiiraanyaysan yahay shaqaaqada iyo dagaalka ka socda magaalada Boosaaso, kaas oo sababay dhimasho, dhaawac, […]

deni

Daawo:Xildhibaanada Federelka oo eedeyn u Jeediyey Madaxwayne Deni

22nd December 2021 admin 0

Xildhibaano katirsan Baarlamaankii Waqtigiisu Dhamaaday ayaa ku Baaqay in lajoojiyo Dagaalada Boosaaso sida ugu dhaqsaha badan waxayna eedeyn kulul ujeediyeen Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni.

masjid

Fadlan Ka qayb qaado dib udhiska Masjidka Xaaji Aadan ee Magaalada Qardho

22nd December 2021 admin 0
Qoorqoor

Maxaad Kala Socotaa Dulmiga Galmudug ku hayso Beesha Mareexaan

22nd December 2021 admin 0

Maamulka Galmudug ayaa Dulmi iyo hagardaamo waxay ku hayaan deegaanada beesha Mareexaan ka dagto Galmudug iyo Masuuliyiinta kala duwan ee ku matalaya Maamulka Galmudug sida […]

Boosaaso

Culimada Puntland oo si kulul uga hadlay dagaalkii Boosaaso Baaqna kasoo saaray

22nd December 2021 admin 0

Kulan ay isugu yimaadeen qaar kamida Culimada Puntland ayaa waxay ka hadleen dagaalkii ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, dagaalkaas oo sababay Dhimasho, […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes