Wasiiradda Koofur Galbeed oo Ansaxiyey Miisaniyadb 30 Milyan ah

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Maanta lagu Ansaxiyey Miisaniyada 2022 oo Tiradeeda gaaraysa (Sodon Malyan) oo Wasaardda Maaliyada ay soo Gudbisay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.