Culimada Puntland oo si kulul uga hadlay dagaalkii Boosaaso Baaqna kasoo saaray

Boosaaso

Kulan ay isugu yimaadeen qaar kamida Culimada Puntland ayaa waxay ka hadleen dagaalkii ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, dagaalkaas oo sababay Dhimasho, Dhaawac iyo barakicin.

Culimada Puntland oo shir ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii Boosaaso, waxayna baaq udireen Madaxda Puntland iyo Saraakiisha PSF.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.