Kulan Loogu Ducaynayo Marxuun Ustaad Cusmaan Xaaji oo lagu qabtay Muqdisho

muqdisho

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, bahda waxbarshada, Culumo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeybgalay kullan loogu duceynayay Alle ha u naxariiste Ustaad Cusmaan Xaaji Mustafa oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.