Rooble Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta U Fadhiya Soomaaliya 

Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman

.Ra’iisul wasaaraha Dalka iyo Danjiraha Dowladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya ayaa kawada hadlay xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii dowladda Imaaraadku qeyb uga qaadan lahayd gurmadka dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.