Qoorqoor Maxaa ka hortaagan Magacaabista Wasiirada Amniga iyo arrimaha Gudaha

wayeel

Maamul Goboleedka Galmudug ayaa waxaa Culays wayn ka haystaa xal u helida Colaad beeleedyada u dhaxeeya Beelaha Galmudug, abaaraha iyo la dagaalanka maleeshiyaadka alshabaab.

Maamulka Galmudug ayaanan lahayn wasiirada wasaaradaha ugu mahiimsan ee Galmudug sida wasaarada arimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta iyo wasaarada amniga Galmudug.

Madaxwaynaha Galmudug Maxamed Cabdi kaaroye Qoorqoor ayaa marar badan loogu baaqay inuu Magacaabo wasiirada wasaaradaha Amniga iyo arrimaha Gudaha si wax looga qabto Colaadaha iyo amni xumada ka jirta deegaanada Galmudug, Taas oo Qoorqoor ka Caga jiidayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.