Dhageyso:Muuse Suudi oo Sheegay Rooble waxaa ku jira damac siyaasadeed

Muuse suudi

Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa waxuu ka hadlay war baryahaan warbaahinta Soomalida tabinaysay ee ahaa inuu Senator Muuse Suudi heshiis hoose la galay Madaxtooyada Soomaaliya, waxaa kaloo Muuse sheegay Ra’iisul wasaare Rooble waxaa ku jira damac siyaasadeed oo uusan shaacin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.