Daawo:Musharax Xildhibaan Indho Qarshe oo Gaalkacyo lagu soo dhaweeyey

indhoqarshe

Taliyihii hore ee ciidamada xooga dalka soomaliya Daahir aadan cilmi (Indha Qarshe) ahna musharax u taagan aqalka hoose ee baarlamaanka dowlada federaalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan kursiga HOP024 ayaa maanta Gaalkacyo lagu soo dhaweeyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.