Daawo:Wasiir Kuxigeenka Wasaraada Haweenka Galmudug oo kulan laqaatay Guddiga garoonka diyaaradaha balanballe

ifraax

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul insaanka dowlad goboleedka Galmudug Marwo Ifraax Ibraahim Warsame ayaa kulan laqaadatay guddiga dhismaha garoonka diyaaradaha degmadda Balanballe ee gobalka Galgaduud.

kulankaan waxaa ka soo qeyb galay masuuliyin ka tirsan mamulka Galmudug sida Wasiiro iyo agaasime yaal ayaa waxaa looga hadlay halka uu marayo dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Balanballe iyo sidii dhismihiisa layskaga kaashan lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.