Daawo:UGaas Maxamed iyo Bulshada Caabudwaaq ayaa ka tacsiyeeyay marxuun lagu dilay Duleedka Caabudwaaq

ugaasmaxamed

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax,Guddoomiyaasha degmooyinka Caabudwaaq iyo Dhabbad, Xildhibaano katirsan Galmudug iyo Odoyaasha Guurtida ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha unaxariistee nin reer guuraagii soo roob raacay ahaa oo lagu dilay duleedka Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.