Daawo:Ciidamadii Deni keenay Boosaaso oo ku biiray PSF

puntland

Waxaa Fashilmay iskudey la iskaga horkeenayo Ciidamada Puntland, kafib markii Ciidamadii laga keenay qaybo kamida deegaanada Puntland ee la rabay in lagu weeraro Boosaaso ayaa waxay ku biireen Ciidanka PSF taas oo ku noqaysan deni Fashil.

1 Comment

  1. Dani hadii uu damcay puntland
    Inuu purpursho lagadiid
    Tankale dani hadii loodhiibo
    Hogaanka somalia oo uu
    Fadhiisto vila somalia bal
    Kawarama somaliyey,
    Ninkan halagaqabto puntland
    Hadii uu didana halawararo
    Umalayn maayo inuu kazogbadan
    Yahay ehelu sonadii guraceel
    Jogtay 3guuto oo gorgor ah
    Iyo halguuyo pdf ayaa kufilan
    Jaajuskaas guul puntland
    Hoyadii fadaraalka dhulkii
    Udgoonka
    Asc somali all of you,

Leave a Reply to Mohamed ali Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.