Daawo:Soomaalida Kenya oo looga Digay weerar lagu soo qaado Islii

kenya

Guddiga Ganacsatada Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ayaa Soomaalida ku wargaliyay in aysan u dabbaaldegin Go’aanka muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya ee maanta laga sugayo maxkamada Caalamiga ah eeICJ.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.