Daawo:Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele oo gaaray Baledweyne

yuusufdabageed

Madaxweyne ku xigeenka Hir-shabeelle Yuusuf Maxamed Xagar “Yuusuf dabageed” oo gaaray magaaladda Baledweyne ayaa bulshada ka codsaday in lagala shaqeeyo qabsoomida doorashada golaha shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.