Daawo:Gabdho ka Xanaaqay Hadalkii Khadiijo oo Xildhibaan Batuun 20 Kun doolar ugu deeqay

khadiijo

Shalay bay ahayd makii Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Khadiijo Diiriye ay la noqotay lacag ay u aruurisay Xildhibaan Barqad Batuun oo kamida Xildhibaanada Soomaaliland kaas oo cambaarayn u jeediyey Ra’iisalwasaare Rooble.

Qaar kamida Gabdhaha Soomaliland oo ka xanaaqay hadalkii Khadiijo diiriyr ayaa sheegay inay siinayaan Xildhibaan Barqad Batuun lacag dhan 20 kun oo doolar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.