Daawo:Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Safar Dalxiis ku maqanaa ayaa kismaayo kusoo laabtay

sayid

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib safar dalxiis oo ugu maqnaa dalka dibadiisa gaar ahaan Kenya iyo Itoobiya,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.