Daawo:Maleeshiyo weerartay goob ay ka soctay Doorashada Golaha Deegaanka baraawe

baraawe

Maleeshiyo hubeysan ayaa weeraray hotel Alnadiir oo kuyaal magaalada Baraawe halkaas oo ay ka soctay Doorashada Golaha Deegaanka degmadaasi waxaana weerarka Maleeshiyadaasi ku Qaaday Hotelka uu gaystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac.

sida la sheegay hal ruux ayaa ku dhintay sidoo kalena waxaa dhaawac soo gaaray dad kaloo shacab ah sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah.

Weerarka aya ka dambeeyay Marki la isku khilaafay Dhismaha Golaha Deegaanka Baraawe oo Dhismihiisu mudaba ay kajirtay is faham waa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.