Maxaad Kala Socotaa Mahad Salaad Colaada uu ka Hurinayo Balanbal iyo Guriceel

Mahadsalaad

Mahad Salaad oo dhawaan u yimid Dhuusamareeb sidii loola dagaali lahaa Ahlusuna ayaa hada waxaa uu bilaabay inuu Colaad ka huriyo deegaanada u dhaxeeya Magaalooyinka Balanbal iyo Guriceel.

Afar Gaari oo ah kuwa Dagaalka loona yaqaano Cabdi-bile yaasha ayna ku Rakiban yihiin Qoryaha Dhashiikayaasha ayaa Mahad salaad u diray Deegaanka Oodaale.

Arintaan ayaa timid ka dib markii halkaas uu ka soo cusboonaaday Dagaal Beeleed u dhexeeya Labada Maleeshiyo Beeleed oo ka soo kala jeeda Guri-ceel iyo Balanballe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.