Sawiro:Rooble oo booqday safaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar

rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa booqday xarunta safaaradda Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Dooxa ee dalka Qatar, isagoo kormeeray qeybaha  kala duwan ee safaaradda.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa intii uu booqashada Safaarada ku jiray warbixinna ka dhageystay Safiirka iyo howl wadeennada kala duwan ee Safaaradda.

Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, oo sxiib dhaw la ah dalkeena Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.