Daawo:Beesha Murursade oo ka cabanaysa Gudoomiyaha Dayniile ee badbaado qaran

jacfar

Bulshada ku dhaqan Degmada dayniile ee gobolka ee Gobolka banaadir gaar ahaan beesha murursade ayaa waxay ka hadleen dulmi iyo dil uu ku hayo gudoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed abuukar “Jacfar”, waxayna gudoomiyaha gobolka banaadir, madaxda dowlada Soomaaliya ugu baaqeen in Jacfar laga qabto bulshada hadii kale ayaku gacantooda iskaga dhicin doonaan.

gudoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed abuukar “Jacfar” ayaa waxuu kamid yahay kooxda la magacbaxday badbaado qaran ee bilihii lasoo dhaafay muqdisho isbaarooyinka dhigtay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.