Daawo:Kulan looga soo horjeedo Dagaalka Ahlusuna oo ka dhacay Cadaado

macalin

Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay kulan lagu taageerayo Madaxwaynaha Galmudug Cabdikaariye Qoorqoor looga Soo horjeedo Sheekh Shaakir iyo Macalin Maxamuud dagaalka ay kawadaan galmudug gaar ahaan Guriceel iyo deeganada hoos yimaada Magaalada Dhuusamareeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.