Garoowe oo Xalay laga Seexan Kadib markii la weeraray Guriga Taliyaha boliiska

puntlandmaxmed

Magaalada Garoowe ee caasumada maamulka Puntland xalay waxaa ka dhacay dagaal ay bulshada garoowe ka seexan waayeen Xabadaha lays waydaarsanayo kadib markii weearar lagu qaaday guriga uu magaalada Garowe ka degan yahay Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal Maxamed Aadan Jaamac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.