Daawo:Bulshada Balanbale oo Isxilqaan uga Qayb qaatay dhismaha Garoonka diyaaradaha

balanbale

Qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa qayb qaatay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Balanbale, waxayna Dowlada Soomaaliya iyo Qurbajoogta ka codsadeen inay ka qayb qaataan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.