Dhageyso:Faroole oo eedeyn usoo jeediyey Madaxwaynaha Puntland

faroole

Madaxwaynihii hore er Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxmuud Faroole oo warbaahint la hadlaayey ayaa Maamulka puntland ee hogaaminaayo Deni ku edeeyey inuu siyaasadeynayo cagaf cagafyadii yaalay garoowe kuwaas oo la geeyey Tuulada Qarxis oo hoos tagta degmada Eyl si Xisbiga uu hogaamiyo Deni uga ololeeyo deegaankaas.

Faroole ayaa waxaa kaloo sheegay markii Eyl dabayshu ku dhufatay oo wadooyinka kala xirmrrn wax gurmada looma Maamulka Deni uma dirin, waxuuna sheegay Faroole Cagaf Cagafta la geeyo Eyl inaan Garoowe lagu doo celin oo Eyl loo daayo madaama Baahi badan ay u qabaan.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.