Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2021

karaash

Sawiro:Karaash oo qaabilay Wakiilka Hay’adda Islaamic Relief

11th September 2021 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Wakiilka Hay’adda Islaamic Relief ee Soomaaliya Mudane […]

farmaajo

Wax ka ogow Wadahadalo lagu heshiisiinayo Madaxda dowlada

11th September 2021 admin 1

Waxaa Magaalada Muqdisho ka socda dedaallo dhexdhexaadin ah oo la isugu soo dhaweynayo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo ra’iisal wasaaraha Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweynayaasha […]

hirshabeele

Diiwangalinta musharaxiinta aqalka sarre oo maanta ku eg iyo amniga Jowhar oo la adkeeyey

11th September 2021 admin 0

Guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar ka wada diiwaan-gelinta Musharaxiinta dooneysa inay kamid noqdaan xilfhibaanada Aqalka […]

garacad

Sawiro:Madaxweynaha Puntland oo Booqday Dekada Garacad

10th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wefti balaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray magaaladda Garacad ee gobolka Mudug. […]

cabdiwahaab

Daawo:Qoyska Cabdiwahab oo ka hadlay Qaabkii loo afduubay Aabahood

10th September 2021 admin 0

Qoyska  Aqoon yahan Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo Arbacadii lagu qafaashay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxay warbaahinta kula hadleen Xaafada Islii ee Magalaada Nairobi […]

deni

Daawo:Deni oo ka qayb Galay munaasabad lagu abaalmarinayo Ciidamo iyo Masuuliyiin

10th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qayb galay munaasabad lagu abaalmarinayo Ciidamadii iyo Masuuliyiintii kale ee ka qayb qaatay nabadgelyada Gobolka Mudug. Madaxweynaha […]

Mursal

Gudoomiye Mursal oo ka hor yimid dhaarintii Wasiirka Cusub ee amniga

9th September 2021 admin 0

Gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray, dhaarintii maanta la dhaariyay Wasiirka Cusub ee Amniga xukuumadda Federaalka ah ee […]

rooble

Sawiro:30 Jir 30 Milyan haysta ayaa Rooble u dhaariyey Wasiirka Amniga

9th September 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur oo  uu […]

qoorqoor

Qoorqoor Muqdisho soo gaaray si uu uga qayb qaato xalinta khilaafka Madaxda Dowlada

9th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu Hoggaaminayo oo kasoo kicitimay Magaalada Dheeusamareeb ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka. […]

boliis

Daawo:Taliye Xijaar oo ka warbixiyey Kulankii Saraakiisha Amniga Dalka

9th September 2021 admin 0

Taliyaasha ciidamada Milatariga, Booliiska, Asluubta iyo Taliyaha NISA Yaasiin Fareey ee uu soo magacaabay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta shir ku yeeshay Xarunta […]

lafatagareen

Laftagareen oo Dalka Dib ugu salaabtay iyo qoorqor oo Muqdisho kusoo wajahan

9th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka […]

shariif

Daawo:Shariif Sheikh Axmed oo baaq u diray Madaxda Dowlada

9th September 2021 admin 0

Madaxweynihii hore ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka kasoo dhex Cusboonaaday Rooble […]

wasiir

Dhageyso:Wasiir Xundubey oo sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadistii uu ku sameeyay Rooble

9th September 2021 admin 0

Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadis uu ku sameeyay Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mohamed Hussein […]

wasiir

Madaxwayne Farmaajo oo ka horyimid xilka qaadista Wasiir Xudumeeyey

8th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka tirsan […]

elitehotel

Rooble oo Damjadiid u Magacaabay wasiirka Amniga

8th September 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka, tayeynta Hay’ddaha aminga iyo howlaha Baaxadda leh ee horyaalla […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes