Daawo:Taliye Xijaar oo ka warbixiyey Kulankii Saraakiisha Amniga Dalka

boliis

Taliyaasha ciidamada Milatariga, Booliiska, Asluubta iyo Taliyaha NISA Yaasiin Fareey ee uu soo magacaabay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta shir ku yeeshay Xarunta Taliska Boliiska Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka kadib ayaa waxaa warbaahinta lahadlay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, waxaana uu si guud kaga warbixiyay kulanka iyo waxyaabihihii ay iska wareysteen, isagoo intaas ku daray in arrimaha ammaanka ay ka wada hadleen iyo sidii qaybaha kala duwan ee Ciidanku ay ammaanka u sugi lahaayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.