Laftagareen oo Dalka Dib ugu salaabtay iyo qoorqor oo Muqdisho kusoo wajahan

lafatagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ka dib Safar Maalmo qaatay oo ugu Maqnaa Dalka Walaalaha-nahay ee Turkiga.

Imaatinka madaxwaynaha koonfurgalbeed ayaa kusoo aadaya xili khilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay Madaxda ugu sarreysa dalka, waxaa kaloo Muqdisho kusoo wajahan Madaxwaynaha Koonfurgalbeed Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.