Qoorqoor Muqdisho soo gaaray si uu uga qayb qaato xalinta khilaafka Madaxda Dowlada

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu Hoggaaminayo oo kasoo kicitimay Magaalada Dheeusamareeb ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka.

Waftiga Madaxwayne Qoorqoor oo garoonka diyaaradaha Aadan cade kusoo dhaweeyeen masuuliyiin kala duwan ayaa muqdisho u yimid sidii lagu xalin lahaa khilaafka soo kala dhexgalay Madaxda dalka ugu sareysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.