Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadis uu ku sameeyay Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble.
Wasiir Xundubey ayaa sheegey in xil ka qaadistiisa aysan sharci aheyn, isla markaana ay la mid tahay wax aan dhicin oo kale Sababtoo ah Rooble waa xilgaarsiiye asagaaana wasiurada u sheegay inaan cidna xil laga qaadi karin intabdoorashada lagu jiro.
Wariyaha VOA ee Washington Falastin Axmed Iman ayuu khadka telefonka ugu warramay.
Leave a Reply