Hadal Jeedinta Musharaxiinta aqalka sare ee Gobolada waqooyi oo Maanta Dhacaysa

Doorasho

War Qoraala oo kasoo Baxay Guddiga Hirgalinta Doorashada kuraasta gobolada waqooyi ayaa shaaciyey Taariiqda, goobta iyo waqtiga ay dhacayso hadal Jeedinta musharaxiinta aqalka Sare.

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland waxay ogaysiinayaan dhamaan musharixiintii isku diiwan geliyay tartanka Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland in maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 28-09-2021(Talaada) ay si rasmiya u bilaaman doonto hadal jeedintii(khudbadihii) musharixiinta.

Goobta: Xerada Afisiyoone
Saacada: 8:00 Am, subaxnimo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.