Boliiska Galmudug oo ka hadlay Abaabul Dagaal oo Ahlusuna kawado Galmudug

macalin

Sheekh Shaakir iyo Macalin Maxamuud oo ah hogaamiyaasha Ahlusunna ee qaybtooda ku sugan Dhuusamareeb, Guriceel iyo huurshe ayaa Maalmihii lasoo dhaafay waxay dhoolatus Ciidan kawadeen qaar kamida deegaanada Galmudug kadib markii awoodii iyo nidaamkii maamulka Galmudug noqday mid sii burburaya.

Taliska Booliska soomaliya qeybtooda Galmudug ayaa digniin adag u diray saraakisha ciidamada kala duwan ee Dowladda Soomaaliya ee la socda hogagaanka ahlusunna ee abaabulka kawada deegaano katirsan Galmudug iyo Hogaamiyasha ahlusunna.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.