Daawo:Axmed madoobe oo Cafimaad dalka dibadiisa ah ku maqaana ayaa kismaayo kusoo laabtay

axmedmadoobe

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmihii laso dhaafay howlo Caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee maamulka Jubbaland.

Axmed madoobe oo garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyeen masuuliyin iyo qaybaha bulshada ayaanan warbaahinta la hadlay waxaana la sheegay inuu daalan yahay oo u bahaan yahay Nasiino.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.