Daawo:Waxgarad Boosaaso shir ku qabtay oo Cadaalad ka dalbaday Muuxe Biixi

muse

Waxgarad, nabadoono. dhalinyaro shir ku qabtay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa Madaxwaynaha Soomaaliland Muuse Biixi cabdi ka dalbaday Inuu Cadaalad helo marxuum ka mid ehelkooda oo 2016 lagu dilay Magaalda Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.