Daawo:Qaabka loo musuq maasuqay dekada Kaluumaysiga Hobyo

Hobyo

Maalmo ka hor bay ahayd markii Wafti ka socda Galmudug iyo xubno ka tirsan WFP ay xariga ka jaray dekada kaluumaysiga Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Dhismaha Dekada kaluumaysiga Hobyo ayaa waxaa ku baxay lacag badan oo ay ku deeqday dowpada Talyaaniga taas oo lasii mariyey Haya’da WFP sida idinkaga muuqata Masawirka meesha loogu talagakay inay doonyaha kaluumaysiga ku xirtaan biyaha bada inta badan maba yimaadaan wayna adagtahay inay dooni kuxirato.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.