Daawo:Wasiir qorshaynta Soomaliya oo ka hadlay Dhibaatada Deni u gaystay

jamaal

Wasiirka Qorsheynta Sooomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo Garowe kusugan ayaa kulan uu la qaatay bulshada Garoowe ayaa ka jawaabay su’aalo iyo raali galin galisiiyey sidii foosha xumayd ee uu maamulka puntland, wacuu na ku jawaabay, “Aniga iyo Madaxweyne Deni labo wasiir ayaan wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya kasoo noqonnay, keennii wax qabtay idinkaa qiimaynaya”.

Dhanka kale Wasiir Jamaal oo bulshada Garoowe u jawaabaya ayaa yiri aniga waxaad ii dhinteen majiro lakiin waxa aan ishayno waa Madaxwaynaha Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.