Dil aano qabiil ah oo ka Dhacay Magaalo ka mid ah gobolka Galgaduud

Xananbuure

waxaa warar dheeraad ah laga helayaa dil lagu sheegay aanu qabiil oo maleeshiyaad hubaysani qof shacab ugu gaysteen deegaanka Xanabuure ee Gobolka Galgaduud.

Maleeshiyaad hubeysan ayaa goordhaw Qof shacab ah oo lagu magacaabi jiray Cabdixamiid Daahir aadan ku toogtay afaafka hore ee Xarunta shirkada hormuud ee Deegaanka Xananbuure.

Weerarkan oo ahaa gaadmo ayay geysteen maleeshiyaad kasoo jeeda Cadaado, waxa uuna qayb ka yahay aanooyin qabiil oo mudoba deegaanadaa ka taagneyd.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.