Qaramada Midoobay oo Madaxda Soomaalida baaq u diray

Un

War-saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen Qaramada midoobay ayaa labada mas’uul ee dalka Soomalaiya ugu sareeya loogu baaqay in khilaafkooda ay dhinac iska dhigaan oo ay culeyska saaraan arrimaha doorashada.

Qaramada Midoobay ayaa Madaxda soomaalida ugu baaqday inay qabtaan doorasho lagu kalsoonaan karo si wadajirana loola dagaalamo Alshabaab iyo ururada argagixisida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.