Kenya iyo Soomaaliya oo Dagaal ku dhexmaray Xuduuda iyo Qasaaro ka dhashay

baladxaawo

Ciidamada kenya aya qof shacab ah ku dhaawacay xad beenaadka u dhaxeeya kenya iyo Sooomaaliya kaas oo dhaawacii soo gaaray u geeriyooday kadib is rasaaseyn dhexmartay iyaga iyo ciidanka soomaliyeed, ciidamada kenya ayaana Goobta kaga cararay Gaari Dagaal oo ay wateen.

AUN Siyaad Cumar oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo dhawac halis ah ay gaarsiiyen Ciidanka Kenya ee xaduud beenadka kenya iyo Soomaaliya ayaa u geeriyooday dhawaacii.

Waxaana socda dhaqdhaqaqyo Xoogan oo ay Samaynayaan Ciidamada Somaliya iyo Kuwa Kenya oo xadbeenadka ka socda ,

Ciidamada Kenya ayaa Xuduuda uga cararay Gaari lancruiser ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.