Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo madaxda hay’adda GPE oo shir kula qaatay London

rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga uu hogaaminayo iyo madaxda hay’adda GPE ayaa shir hadda uga furmay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Shirkan ayaa qeyb ka ah shirarka horudhaca u ah ee shirka horumarinta Waxbrashada, kaasi oo socon doono inta u dhexeysa 28 ila 29 bisham.

Wafdiga Ra’isul Wasaaraha ayaa waxaa ku weliya Wasiirka Waxbrashada Cabdullaahi Carab iyo Masuliyin kale oo ka tirsan dowladda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.