Madaxwayne Laftagareen oo Markii 5aad u Safray Turkiga ayaa baydhabo kusoo laabtay

lafatagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar Maalmo qaatay ugu maqnaa Dalka Turkey ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

madaxwaynaha Koonfurgalbeed ayaa in kabadan Dhan jeer u Safaray dalka Tutkiga lama yaqaano waxa uu ku saabsanaa Safaradaa tirada badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.