Haweenka Soomaaliyeed oo Axmed madoobe ku eedeyey inuu ku tuntay Qoondada Haweenka

haween

Kulan ay muqdisho ku yeesheen qaar kamida Haweenka Soomaliyeed oo waheliso gudoomiyaha Haweenka Soomaaliyeed Batuulo Gabale ayaa eaxay sheegen in dib loogu noqdo liiska musharixiinta uu soo saaray Axmad Madoobe, Madaama ay ka maqan Qoondadii haweenka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.