Dhageyso:Agaasimihii Hore ee Tv Jubbaland oo kawar bixiyey Qilaafka Macalimu iyo NISA

macalimu

Agaasimihii hore Telefishinka Jubbaland ayaa ka war bixiyey khilaafka ka dhaxeeya saraakiisha NISA iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macallimu oo maalmo ka hor ku noqday Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada luuq.

Hoos ka dhageyso Warbixintii Wariye Cabdinaasir Saxansaxo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.