Daawo:Deni oo Garoowe ka daahfuray shir lagu hormarinayo waxbarshada Puntland

deni

Madaxweynaha Maamulka Puntland mudane Siciid Abdullahi Deni ayaa magaalada Garoowe ka daah-furay shirka hormarinta waxbarashada Puntland sidoo kale madaxwaynaaha ayaa waxbarasho jaamacadeed ugu deeqay ardaygii ugu sarayey dugsiyada Puntland .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.