Daawo:Talooyinkii ay soo Jeediyeen Gudigii loo Xilsaaray Doorashada Jubbaland

rooble

Guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ee Booqashada ku tagay Magaalooyinka Kismaayo iyo garbahaaray ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  u soo gudbiyay Warbixinta howlihii u qabsoomay iyo talo soo jeedintooda la xiriirta xal u helista arrinta Gedo.

Gudigaan ayaa waxay soo saareen Talooyin dhowr ah oo kamid ahaayeen in codsiga Bulshada gedo la fuliyo ee ah doorashada Xildhibaanda Aqalka hoose lagu bilaabo Garbahaaray, inaan bulshada Soomaliyeed laga hor istaagin tagida Kismaayo, Muqdisho, garbahaaray, in wax laga qabto sida ugu dhaqsaha badan baahiyaha ka jira Magaalada Garbahaaray oo ugu horeyso Biyaha, Caafimaadka , garoonka diyaaradaha iyo garoonka Kubada Cagta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.