Sawiro:Wasiirka difaaca Ireland oo Muqdisho Lagu Soo dhaweeyey

Wasiir

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Avv. Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka arrimaha dibedda XFS Maxamed Cabdirisaaq ayaa waxay Muqdisho kusoo dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda difaaca iyo arrimaha dibedda dalka Ireland Simon Coveney, T.D.  iyo xubno kale oo la socday.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Avv.Xasan Xuseen Xaaji iyo Wasiirka Gaashaandhigga iyo arrimaha dibedda Ireland ayaa si wadajir ah salaan ugu qaatay cutubyo ka tirsam Ciidanka xoogga Dalka oo u garaacay astamaha labada dowladood.

Sidoo kale Garoonka Diyaaradaha waxaa ku sugnaa oo soo dhaweynta Wafdigan qeyb ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Maxamed Saciid Samatar , Saraakiil ka tirsan XDS iyo Xubno kale 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.