Daawo:Ra’iisalwasaare Rooble oo digniin u diray Axmed madoobe iyo Maamulka Gedo

rooble

Guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  u soo gudbiyay Warbixinta howlihii u qabsoomay iyo talo soo jeedintooda la xiriirta xal u helista arrinta Gedo iyo guud ahaan Jubbaland.

Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay arimaha doorashooyinka dalka,  isaga oo jeediyay khudbad taabaneysa dhinacyo kala duwan kadib munaasabad uu kaga guddoomay  Guddiga Dib u heshiisiinta Gobolka Gedo, talo soo jeedino ay u ku talinayaan si ay doorasho uga qabsoonto Garbahaareey.

Ra’iisalwasaare Rooble ayaa faray qaybaha kala duwan ee hay’adaha Dowlada iyo Diyaaradaha inaan qofna laga celin karin inuu safar ku tago Kismaayo iyo Garbahaaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.