Cumar Filish iyo Safiirka Itoobiya ee soomaaliya oo Kulan Muqdisho ku yeeshay

cumar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ethiopia u fadhiya Soomaaliya Amb. Cabdifataax Cabdullaahi Xasan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.