Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud “Lugadheere” ayaa Labo neef oo geel ah iyo caano kala waraegay Mid kamid ah beelaha dega Jubbaland kuwaasoo loogu talo galay Martii-soorka Wafdiga Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Leave a Reply