Daawo:Taliyaha Boliiska oo digniin u diray burcad kusoo badanaysa Muqdisho

boliis

Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta oo sabti ah kormeer ku tagay Xarunta Taliska Ciidanka nabadgalyada Waddooyinka oo dibu habeen lagu sameeyay ayaa waxuu ka hadlay Burcada kusoo badatay Muqdisho iyo ciriiriga jara wadooyinka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.