Madaxwaynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey Kismayo

deni

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan, kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani iyo wafdi uu hogaaminayay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.