Galmudug oo Laga Bilaabay Olalaha Aqriska iyo qooraalka

Galmudug

Wasaaradda waxbarashada Galmudug ayaa maanta bilaawdey olole socon doona mudo labo bilood ah oo aqriska iyo qoraalka lagu barayo dadka reer guuraaga ah ee ku nool Degaanada Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.